Facebook
ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo ay macaamiisheeda ugu tala gashay inay ku
qurxiyaan qoraalada ay soo post garaynayaan kaas oo u suuro galinaya in u
sameeyaan qoraaladooda Background color.
habkan
oo ah hab aad sawir(background)ku dul qoreyso qoraalka aad rabto in aad soo
dhigto kaas oo weliba ka bedbedalan karto midab ka sawirka.
Si
aad u hesho habkan cusub
1.marka
koobaad waa in aad cusbooneysiisa(update) facebookga kuugu jira mobilekaaga
2.
haddii uu markaad dhameyso cusbooneysiinta kusoo bixi waayo facebook
accountkaaga ka bax(logout) ka bacdi
dib
u gal si uu kuugu soo baxo
0 Comments